.SO has arrived

Assalaamu Caleykum. Annagoo tixgalineyna codsiyadii isdaba jooga ahaa ee ka imaanayay macaamiisha, isla markaana ay qeyb ka tahay dadaal-kii dheeraa ee aan ugu jirnay in aan tayeyno dhamaan adeegyada aan macaamiisha u qabno, soonakordhinoadeegyo hor leh ayaa waxaa Allah mahadiis ah in aan noqonay registrar-kii ugu horreeyay ee African ah ee ku ... Leia mais... »

13º Mai 2011
.SO Somali Country Top Level Domain SCTLD is on the way

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan macaamiisha Ileys Technology Inc in uu dhawaan available noqon doono domain-kii Somalia ee .SO, haddaba waxaa furan in aad pre-order [Hadda sii dalbato] sii sameyso, si aan midka aad jeceshahay lagaaga hor qaadan. WAXA AAD HELI DOONTAA CTLD [Country Top Level Domain] .SO IYO SCTLD [Second country level domain] ... Leia mais... »

30º Abr 2011