.SO Somali Country Top Level Domain SCTLD is on the way
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan macaamiisha Ileys Technology Inc in uu dhawaan available noqon doono domain-kii Somalia ee .SO, haddaba waxaa furan in aad pre-order [Hadda sii dalbato] sii sameyso, si aan midka aad jeceshahay lagaaga hor qaadan. WAXA AAD HELI DOONTAA CTLD [Country Top Level Domain] .SO IYO SCTLD [Second country level domain] ... Read More »
30th Apr 2011
